Raaf ka dhan ah Mootooyinka Bajaajka oo Muqdisho ka bilowday (Daawo Sawirro)

Ciidamada xasilinta ayaa xalay howlgal gaar ah ka sameeyey xaafado ka tirsan degmada Hodan ee gobolka Banaadir kaasoo lagu soo qabtay tiro Mooto Bajaaj ah. Howlgalka ayaa waxaa horkacayay guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax iyo guddoomiyaha degmada Hodan Maxamed Axmed Cantoobo iyo saraakiil kale,waxaana howlgalka lagu soo qabtay … Continue reading Raaf ka dhan ah Mootooyinka Bajaajka oo Muqdisho ka bilowday (Daawo Sawirro)